kuso dhowaaw Hadraawi Library

about us

who WE ARE

HD

Magaca maktabaddan waxaan ugu hantinay mufakirkii iyo abwaankii weynaa ee Maxamed Ibraahim Warsame (Hadraawi), annagoo ka duulayna falsafadiisii ahayd in aqoontu tahay nuurka xoreeya maskaxda aadamaha.

VISION

Happy-Woman-Holding-Books-in-Library

Waxaan hiigsanaynaa inaan noqonno buundada isku xirta aqoonta qadiimiga ah iyo dunida casriga ah, annagoo dadka Soomaaliyeed iyo cilmi-baarayaashaba u fududaynayna inay helaan dhaxal-cilmiyeed tayo leh.

MISSION

many-old-books-bookshelf-library_129479-5458

waxaan rumaysannahay in “Aqooni tahay wehel,” waxaan kuu diyaarinay jawi deggen oo dhijitaal ah iyo mid jireedba, halkaas oo aad ka heli karto kayd ballaaran oo buugaag ah, laga bilaabo sayniska illaa suugaanta dunida.​